Horumarka Dalka

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay shirka isbedelka cimilada iyo sugnaanta cunnada

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan uu soo agaasimay Bangiga adduunka oo looga hadlayay...

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degaanno badan oo katirsan Gobolka Galgaduud

0
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Khawaarijta Al Shabaab kala wareegay deeggaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo muddo 15 sanno ka badan...

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ka sameeyay Xaafadaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

0
Ciidanka Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howgal qorsheysan oo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyey xaafadaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ISBEDDELKA CIMILADA ADDUUNKA EE MASAR

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo ka socda...

Wasiir Fiqi oo Xudur uga qeyb galaya xafladda caleema saarka maamulka cusub ee degmadaas

0
Wasiirada Wasaaradaha arrimaha gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo Koonfur Galbeed Mudane Abdullahi Haaji Hassan iyo wefdi ay hogaaminayaan ayaa...

Wasiirka amniga Galmudug oo kormeeray furimaha dagaalka

0
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka amniga maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo uu ka mid yahay guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Xuseen shire Bukhaari ayaa...

Golaha Ammaanka ee QM oo si adag u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

0
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa waxay sida ugu adag u cambaareeyeen falkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022. Waxa ay...

Madaxweyne Laftagareen oo kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo.

0
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ayaa kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Furitaanka Shir-Madaxeedka Jaamacadda Carabta

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris...