Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Wakiilka Xoghayaha...
Shirka Wadatashiga Waxbarashada oo Maalintii labaad ka socda magaalada Jowhar
Jowhar (Wargeyska Dalka) –Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maalintii labaad ka socda Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya, kaas oo ay hoggaamineyso Wasaaradda...
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha oo kormeer ku tagay xarunta dhexe ee Wasaaradda oo uu...
Muqdisho (Wargeyska Dalka) – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ashkir, oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo u ambabaxay dalka Shiinaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta u ambabaxay dalka Shiinaha, halkaas oo uu uga qayb gali doono Shirka...
Wasaaradda Waxbarashada oo galabta Shaacineyso Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, waxa ay galabta shaacineysaa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee sanad-dugsiyeedka 2024/2025.
Wasiirka Waxbarashada...
Minister of Education arrives in Jowhar with delegation
Jowhar, (DalkaJournal) — A delegation led by the Federal Minister of Education, H.E. Faarah Sheikh Abdulkadir, accompanied by state ministers of education and the...
Justice Minister Joins Youth Forum on Security and Integration in Mogadishu
Mogadishu, (Wargeyska Dalka) – The Minister of Justice and Constitutional Affairs of the Federal Government of Somalia, H.E Hassan Macalin, together with the Deputy...
Ra”iisulwasaaraha XFS oo hambalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad-goboleed waqooyi Bari
Ra”iisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xassan, oo maanta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad-goboleedka Waqooyi Bari
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari...
Masuuliyiin booqday deegaanka Xaaji Cali oo uu ka socdo abaabul dagaal oo ka dhan...
Masuuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Hirshabelle ayaa gaaray deegaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Wafdigan ayaa waxa hoggaaminaya Xildhibaan Geeddi Oomane oo ka tirsan Baarlamaanka...










