Hay’adda NISA oo Hawlgaladii u Dambeeyey ku dishay in ka badan 23 Qof oo...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa Afar Howlgal oo Qorsheysan oo Toddobaadkan ay ka fuliyeen Deegaanno ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xubin sare oo ka Tirsan Qoyska...
Muqdisho, Febaraayo 24, 2026; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...
Guddoomiyaha SoDMA oo Magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Wafdi Heerkiisa uu sareeyo oo ka...
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo dhoweeyay...
CXDS oo Howllgal Qorsheeysan ka fuliyeen Gobolka Shabeellada Dhexe
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed "CXDS" ayaa fuliyay Howlgallo Amni oo Qorsheysan oo ka dhacay Deegaanno hoos yimaada Degmada Raage Ceelle ee...
WASIIRKA HAWLAHA GUUD EE XJFS IYO WAFTI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wafti uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Ayub Ismaaciil Yuusuf, ayaa Booqasho rasmi ah ku...
Guddoomiyaha SoDMA oo Xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha Cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha Cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP)...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo markale Cafis u fidiyay Dhallinyarada la qalday...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Fadliga Bisha Ramadaan Awgiis, markale Cafis u fidiyay Dhallinyarada la qalday ee ka Tirsan...
Degmada Gubadley oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabanayso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa waxaa habeenkii xalay...
Kulan Looga Hadlay Isku-Duwidda iyo Wada-Shaqeynta Hay’adaha Dowladda ee Xasilinta oo Lagu Qabtay Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka);– Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (XJFS), Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa Guddoomiyay kulanka Guddiga Isku-Dhafka...
Ciidamada Xoogga Dalka oo Hawlgallo Qorshaysan ka wada Degmada Xawaadley ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
Muqdisho(Wargeyska Dalka);–Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya aagga Deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha...










