Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhow furaya Shirka staraatijiyadda iskaashiga ganacsiga Soomaaliya iyo Maraykanka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow Muqdisho ka furi doona shirka Qorshaha iskaashiga ganacsiga ee Maraykanka iyo Soomaaliya.
Shirkan...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo la wareegay Degmada Awdheegle
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya howlgalka AUSSOM si gaar ah qeybta Ciidamada Uganda ayaa goordhaw la wareegay degmada Awdheegle ee gobolka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta 150 xarumo caafimaad dadweyne ah
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta150 xarumo caafimaadka dadweynaha ah oo lacag la’aan ah,...
Dowladda oo sheegtay in ay ka go’an tahay kordhinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xildhibaan Marwo Aamina Xuseen Cali, ayaa sheegtay in Wasaaradda ay ka go’an tahay kordhinta fursadaha...
Golaha Shacabka oo ansixiyay axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada Carruurta
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo lagu ansixiyay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada...
Kalfadhiga todobaad ee Golaha Shacabka oo goordhow furmaya
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Kalfadhiga todobaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya kulankiisa 1-aad ayaa lagu wadaa inuu goordhow ka furmo xaruntooda Villa Hargeysa.
Ajandaha kalfadhiga ayaa ah akhrinta labaad...
Dowladda oo mideyneysa aadaanka iyo qudbadaha
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka JFS Mudane, Ibraahim Aadan Ibraahin (Nadaara) ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin diiwaangelinta...
Dowladda oo qiimo dhimis ku samaysay kharashka Xajka
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka JFS Mudane, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa sheegay in qiimo dhimis lagu sameeyay adeegyada Xajka sanadkan 1447...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay iskaashiga dhaqaalaha iyo maalgashiga
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la qaatay Sultan bin Abdulrahman Al-Marshad oo ah Madaxa ugu...
Kulan looga hadlayay xasilinta dalka oo lagu qabtay muqdisho
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa furay kulanka billaha ah ee guddiga farsamo ee xiriirka arrimaha...










