Horumarka Dalka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa Safiirka Dowladda Shiinaha kala wareegay deeq lacageed

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay deeq lacageed oo dhan $𝟏,𝟎𝟎𝟎,𝟎𝟎𝟎 taasoo...

Raiisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa ayaa xafiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Shiinaha ee u...

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dal weynaha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang...

Qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada ee XJFS ayaa kormeer ku tagay goobaha laga...

0
Muqdisho(Wargeyka Dalka):-Qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay degmooyinka ay ka socoto qaadashada kaarka codbixinta Doorashooyinka...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa xarigga ka jaray Dhismaha Dugsiga Qur’aanka Kariimka ee Gabdhaha...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xariga ka jaray Dhismaha Dugsiga Qur’aanka Kariimka ee Gabdhaha Agoonta Boliiska iyo Dhismaha...

Wasiirka Amniga Gudaha ayaa Hey’adda UNDP kala wareegay gaadiid loogu talagalay hay’adaha amniga

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kala wareegay Hey’adda UNDP Gaadiid loogu talagalay...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shacabka Caasimadda ugu baaqay inay qaataan kaarka codbixinta Doorashooyinka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa shacabka caasimadda ugu baaqay inay qaataan kaarka codbixinta Doorashooyinka...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee XJFS ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda  Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar u fadhiya Dalka...

Madaxweynaha JFS ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta Dowlad-Dhiska Soomaaliya

0
Dooxa(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya iyo sidii loo...

Ra’iisul Wasaaraha XJFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee u jooga Dalka Soomaaliya,...

Guddoonka aqalka sare ee JFS ayaa Xarunta Aqalka Sare ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde,...