Shir Dib-u-Eegis loogu sameynayo xaaladda amni ee gobolka oo ka socda Muqdisho
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- kulamada Hayโadaha Sare ee Ciidamada Heeganka Afrikada Bari (EASF), heerka guddiyada farsamo, ayaa maanta galay maalintii labaad ee Kalfadhiga 35-aad ee caadiga...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la qaatay Madaxa Fulinta Shirkadda Abu Dhabi Ports Group
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo), iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada Abu Dhabi kulan miro-dhal ah kula yeeshay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta qaatay Kaarka Codbixinta Doorashada
Muqdisho(Wargeyska Dalka) :- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qaatay kaarka codbixinta doorashada Dowladaha...
Madaxweynaha JFS ayaa ka tacsiyeeyey geerida Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Puntland
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, bulshada Puntland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, kaddib...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐asaaraha XJFS ayaa ๐ฑ๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐ ๐ค๐ ๐ฃ๐๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ซ๐๐ฑ๐ ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ก๐๐ซ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฑ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐๐
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- ย Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Caawa ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayey Masraxa Prof. Shariif...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo furay Kalfadhiga 35-aad ee Hayโadaha Sare Ciidamada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta furay Kalfadhiga 35-aad ee Hayโadaha Sare ee Ciidamada Heeganka Afrikada Bari...
Raโiisul Wasaasare kuxigeenka Dalka oo saaka qaatay Kaarka Cod-bixinta Doorashada
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Raโiisul Wasaare Kuxigeenka XJFSย Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka qaatay Kaarka Cod-bixintaย Gudigga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka, xilli dhawaan la...
Wasiirka beeraha iyo wasiirka shaqada iyo shaqaalaha ayaa kormeer ku tegay degmada Hawlwadaag...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka , Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), iyo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Prof. Saalim Caliyow Ibroow ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciga dhismaha Guddiga madaxa bannaan ee xuquuqul Insaanka
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, kaddib markii...
Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad iyo horjoogayaal Khawaarij ah oo Shabeelaha hoose ka dhacag
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Ciidanka Hayโadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal qorsheysan ku dilay ilaa 12 dhagar-qabe, oo uu ku jiro Horjooge...










