Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada BFS oo kulan su’aalo–weydiin ah la yeeshay Wasiirka Caafimaadka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka, ay hoggaamineysay Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi, ayaa kulan su’aalo–weydiin ah la yeeshay Wasiirka Caafimaadka...
Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Horumarinta Beeraha Afrika
Kigali-Rwanda-(Wargeyska Dalka)-Waxaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda ka furmay shirka 21-aad ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha Afrika oo Dhammaystiran (CAADP).
Shirkan muhiimka ah waxaa Soomaaliya ku...
Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka hannaanka lacag bixinta Qaranka
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 12-aad, oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo WFP kala hadlay Isuduwidda Howlaha Gargaarka
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabi Cali, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wakiilka ahna Agaasimaha Hay’adda Qaramada...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qaybgalay shirka Wasiirrada dalxiiska Qaaradda Afrika
Riyadh-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Da’uud Aweys Jaamac, ayaa magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya kaga qeyb galay...
Saraakiil Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray dalka Yugaandha
Kampala-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha dalka Yugaandha Mudane Yoweri Museveni ayaa tababar usoo xiray 48 Saraakiil Soomaaliyeed ah oo ka tirsan Ciidamada Qaranka.
Askartan ayaa qayb ka ahayd...
Wasiirka Caafimaadka oo daahfuray mashruuc lagu taageeraya hooyooyinka iyo carruurta
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali li Xaaji Aadam ayaa maanta daah furay mashruuc cusub oo loogu talagalay...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo ka hadlay shirka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada
Doxa-(Wargeyska Dalka)-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka hadlay kulan looga hadlayay Barnaamijka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada, oo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo warqadaha aqoonsiga danjirennimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Masar
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirennimo, Safiirka...
Wasiiru-Dawlaha Waxbarashada XFS oo ka qeybgashay Shirweynaha 43-aad ee UNESCO
Samarkand-Uzbekistan-(Wargeyska Dalka)-Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Nuura Mustaf Mukhtaar, iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha...










