Horumarka Dalka

Safiirka u jooga Soomaaliya Dalka Hindiya oo Xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Hindiya ayaa Xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran Wadanka Hindiya, dhanka kalana wuxuu...

Duqa Magaalada Muqdisho oo Kormeer Shaqo ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada ee Gobolka Banaadir

0
MUQDISHO(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta Kormeer Shaqo ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS oo Faahfaahin ka Bixiyay Qaraar ku Saabsan Khayraadka Dabiiciga ah...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-  Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka Gobolka West Virginia ee...

Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026

0
Muqdisho- (Wargeyska Dalka)- Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wadaagtay Dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha Liiska Nootaayooyinka si Sharci ah...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dib ugala wareegay Maleeshiyaadka khawaarijta Deegaanka Xawaadley

0
Muqdisho – SONNA- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Guuleystay ku xoreeyay Deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ay ugu dhuumaalaysan...

Dowladda Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay sida ay uga go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha

0
Geneva(Wargeyska Dalka):- Khadra Mohamed Dualle, Safiirka ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Magaalada Geneva ee Xarunta Qaramada Midoobay , ayaa muujisay sida...

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka Nidaamyo Xooggan oo ka jawaaba...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XJFS ayaa sheegay in Soomaaliya...

Jaaliyadda Soomaalida ee Gobolka Xadarmuut oo Afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen

0
Xadarmuut(Wargeyska Dalka):- Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Yemen C/Xakiim Maxamed Axmed ayaa gaaray Gobolka Xadarmuud ee Dalka Yemen,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn diiran. Safiirka...

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐃𝐞𝐞𝐪 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠𝐞𝐞𝐝 𝐤𝐮 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):’Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa Maanta qabatay Munaasabad lagu wareejinayay Deeq Lacageed 14,400 US Dollar oo ay iska soo uruuriyeen Shaqaalaha Hay’adda,...

Kulan lagu falanqeeyay saameynta sii kordheysa ee Isbeddelka Cimilada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Magalada Muqdisho ayaa martigelisay Munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si Wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Dowladda...