Horumarka Dalka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Xarunta keydka Daawada

0
Muqdisho, Maajo 12, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo uu weheliyo Danjiraha Dowladda Qatar Mudane Cabdalla...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka heerkiisu sareeyo ee Afrika iyo Faransiiska oo ka...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali oo matalaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan...

Hayadda SoDMA oo Gargaar Raashin ah u qaybisay 2,000 oo Qoys oo ku sugan...

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxa ay Shixnad Gargaar ah oo ka kooban qeybaha kale duwan ee...

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BJFS oo lagu dhaariyay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana Shir guddoomineysay Guddoomiye...

Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wafdi Ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Dalka, kana kooban masuuliyiin heerar kala duwan ah, ayaa...

Dibadbax lagu taageerayo Dowladda iyo Doorashooyinka Qof iyo Codka ah oo dhacay Degmada Kaaraan...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Shacabka Degmada Kaaraan ayaa Xaafadda Mirinaayo ku qabtay Dibadbax ballaaran oo lagu taageerayay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hirgelinta Doorashooyinka Qof iyo Codka ah...

Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Kumannaan qof oo Shacabka ah oo ku nool Deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Shalay u dareeray Goobaha Codbixinta Doorashada Wakiillada iyo Golayaasha...

Wasiirka Cadaaladda oo ka hadlay Guulaha DFS ay ka gaartay Dimuqraadiyeynta iyo dib-u-habeynta Garsoorka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo ka qeyb galay kulan laba geesood ah oo dhexmaray...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Caleema-Saarka Madaxweynaha Dalka Jabuuti

0
Jabuuti,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Munaasabadda Caleemo-Saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane...

Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso Doorashada Dowladda...

0
Muqdisho(Wargeykska dalka):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada la filayo in ay ka dhacdo...