Liiska Xubnaha ku guuleystay Golaha Wakiilada KGS oo la shaaciyay By osman Dhiblawe - May 26, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa shaaciyey Liiska Xubnaha ku guulaystay Golaha Wakiillada ee Dawlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS).