Hay’adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada shaqaynaya xoojinta Hawlaha Samafalka
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta Iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga...
Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Maanta kulan la yeeshay...
DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Afrika ay la...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan rasmi ah oo ay...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
Muqdisho, Soomaaliya –1 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka & Suugaanta iyo Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), ayaa...
Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana ay taageerayso Hay’adda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa Maanta ka qayb galay Munaasabadda furitaanka Korea–Africa...
Liiska Xubnaha ku guuleystay Golaha Wakiilada KGS oo la shaaciyay
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa shaaciyey Liiska Xubnaha ku guulaystay Golaha Wakiillada ee Dawlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS).
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Daxiiska oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa Maanta Xarunta Safaaradda Dowladda Shacbiga ee Shiinaha kula...
Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Gobolka Bay
Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Xuseen Aadan (Ciro), ayaa Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Gobolka Bay...










