Horumarka Dalka

Ra’iisul wasaaraha XFS ka qayb galay madal lagu soo bandhigayey guulihii laga gaaray ka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii iyo natiijooyinkii ay Dowladda...

Guudmarka Khudbadda Madaxwayne Xasan Sheekh ee Shir Madaxeedka Labaad Afrika iyo Talyaaniga

0
Addis Ababa(Wargeyska Dalka):-Laba sano ka hor magaalada Roma, Shir-madaxeedkii ugu horreeyay ee Talyaaniga iyo Afrika waxaa lagu guddoomiyay in laga gudbo hannaanka iskaashiga soojireenka...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo kulan la qaatay Danjiraha Dalka Shiinaha u...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa Kulan la qaatay Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u fadhiya Dalka...

Wasiirka Cadaaladda XJFS oo Booqasho ku tagay Maxkamadda Sare ee Dalka Aljeeriya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan...

Wasiir Dowlaha Gaashaandhigga XJFS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta Magaalada...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir Dowlaha Wasaarada Gaashandhigga XJFS Cumar Cabdi Cali uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho kusoo...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta oo Kulan La Qaatay Maal-Gashadayaal Caalami ah

0
Cape Town(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa Kulan Miro-Dhal ah la yeeshay Madax ka socotay...

Wasiir Faarax:Wasaaraddu waxay baahisay adeegyada Waxbarashada iyadoo gaarsiisay Deegaannadii laga xorreeyay Khawaarijta

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiir Faarax: Wasaaradda Waxbarashada XJFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si rasmi ah u furay Maalinta 4-aad ee Shirweynaha 3-aad ee Waxbarashada...

Shir Cilmiyeed Looga Hadlay Sugnaanta Cuntada iyo Horumarinta Abuurka Dalagyada oo Maanta Lagu Qabtay...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- waxaa Maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Shir Cilmiyeed Heer Qaran ah oo diiradda lagu saaay Sugnaanta Cuntada, Horumarinta Abuurka Dalagyada Beeraha, iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XJFS oo Ka Qaybgalay Kal-Fadhigii 48aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga...

0
Addis Ababa(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay furitaanka Kal-Fadhigii 48aad ee Caadiga...

Wasiirka Batroolka XJFS oo Kulan la qaatay Wasiiradda Dhiggiisa ee Dalal Kenya iyo Tanzania

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa Magaalada Cape Town Kulan kula yeeshay Dhiggiisa...