SHEEKADII NINKII CIRKA WEYNAA
Beri baa nin safar ah u soo hoyday reer meel baadiye ah deggan. Reerkii ayaa sidii dhaqanka wanaagsan ee suuban ee soomaalidii hore ahaa,...
SIDEE KHAWAARIJTU U DILEEN SHAHIID HIBAAD CALI DASAR? (WARBIXIN)
Halgamaa Hibaad Cali Dasar ayaa shihiiday isaga oo kor yeelaya sharafta ummadda Soomaaliyeed iyo qiimaha Diinteenna Suubban, wuxuuna halganka ka dhanka ah Khawaarijta u...
SANADKA 2023 WUXUU NOO YAHAY SANADKII ADEEG BIXINTA DOWLADDA (WARBIXIN)
Hanaanka Dowlad dhiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya oo soo maray heerar kala duwanaa kuwaas oo lahaa caqabadahooda ayaa marwalba ahaa mid koritaan sare samaynayey,sida hanaanka...
MUHIIMADDA WAXBARASHADA
Waxbarashadu waa hab lagu dardargeliyo, helida aqoonta, qiyamka, iyo wanaagga.
Waxay gacan ka geysataa horumarinta dad ka wanaagsan ee adduunka, Waa hab waara oo dadku...
QISO DIINI AH OO MUDAN CIBRO QAADASHO
Akhri oo ku cibro qaado walaalkeyga/walaasheyda muslimka ahow.
Qisadaan waa qiso diini ah oo ku dhacday wiil muslim ah oo kalunsanaa jidka rabigiisa, ka dibna...
DUGSI 70 SANO QUR’AAN-KA KARIIMKA LAGU BARAN JIRAY OO KHAWAARIJTA XIRTAY (WARBIXIN)
Khawaarijta Arxanka daran ee Al-shabaab ee ku soo duushay dalkeena balse haatan uu dabar go’a ku socdo kadib 15 sano oo dalkeena iyo dadkeena...
CIRIB XUMADA DULMIGA
Marka hore waa maxay Dulmi?
Dulmigu waxa ay culimada ku qeexeen shay kasto oo aan booskiisii xaqa ahaa aan la dhigin, ama shay kasto oo...
XISAABI XIL MA LEH HADDAAN LA XUMEYNIN (QAYBTII 2-AAD)
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waxaan kuu dhiibay ii dhiib dhabiil rag ma dhaafto mana ahan wax ceeb ah, laakiin waa xanuun iyo murug badan...
SOO LAABASHADA CIIDANKA ILAALADA QARANKU WAA DHAMAADKA KOOXDA KHAWAARIIJTA (WARBIXIN)
In ay diyaar yihiin Ciidanka ilaallada qaranka Gaaska koowaad ee Duufaan maka dhigan tahay dhammaadka khawaariijta naf la caariga ah?
Ka dib 15-kii bisha may...
DAGAAL KA DHEX QARXAY KHAWAARIJTA WAA CALAAMADDA BURBURKOODA (WARBIXIN)
Calaamaddaha lagu garto Kooxi marka ay burubureyso ama ku jabto dagaal ayaa waxaa ka mid ah:- Khilaaf, Iscaasin, ismaqli-waa, kala dhuumasho iyo kala shaki,...