Dhaqanka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta

0
Minnesota (Wargeyska Dalka); – Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa si diirran u soo dhaweysay Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Soomaaliya oo ka qayb gashay mashruuca caalamiga ah ee isku dhafka dhaqanka iyo Gaadiidka

0
Kunming(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa ka qayb gashay mashruuca muhiim ka ah  ee isku dhafka Gaadiidka iyo dhaqanka, kaas oo...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo kulan la yeeshay Duqa Magaalada Minneapolis

0
Minneapolis(Wargeyska Dalka):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa  kulan rasmi ah la yeeshay Duqa Magaalada Minneapolis, Mudane...

Boliiska oo digniin adag kasoo saaray sumcad-dilka iyo aflagaado loo geysto madaxda qaranka &...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa digniin adag kasoo saaray sumcad-dil iyo aflagaado loo geysto madaxda qaranka, iyo sidoo kale ku xadgudubka diinteenna suuban, kadib...

Shirka Madasha Caalamiga ah ee Dhaqanka oo lagu soo Afmeeray Ruushka

0
St. Petersburg:- Waxaa magaalada St. Petersburg ee dalka Ruushka si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqanka iyo Diblomaasiyadda (international United...

Danjire Jibriil Cabdulle oo lagu martiqaaday in uu furo tartanka Sanadlaha ah ee Lady...

0
Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa lagu martiqaaday inuu furo tartanka sanadlaha ah ee Lady Justice Joyce Aluoch International Intervarsity ADR Moot kaas oo lagu...

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson. Wasiirka iyo Safiirka Midowga...

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay adkeynta dhaqanka

0
Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle iyo xubno ka tirsan Dublamaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka qaybgalay xaflad aad u qiimo badan oo lagu...

Danjire Jabriil oo booqasho shaqo ku tagay gobalka Lamu

0
Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa qayb ka ahaa wafdi ka socday safaaradaha dalalka Carabta ee fadhigooda yahay dalka Kenya, kuwaas oo booqasho shaqo ku...

Dabaaldegga maalmaha xoriyadda oo lagu qabtay Hindiya

0
Safaaradda JFS ee Hindiya oo kaashanaysa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladda New Delhi ayaa soo qaban-qaabisay munaasabad lagu xusaayey Usbuuca Xorriyadda iyo Midowga Qaranka Soomaaliya. Munaasabadan...