๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ก๐qada XFS ๐จ๐จ d๐๐๐ก๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ m๐๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ lagu horumarinayo q๐จ๐ฒ๐ฌ๐๐ฌ d๐๐ง๐ฒ๐๐ซ ๐๐ก
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed, ayaa si rasmi ah uga daahfuray magaalada Muqdisho mashruuc cusub oo...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta kulan soo dhaweyn iyo kala warqaadasho ah la qaatay ๐๐ซ. ๐๐ข๐๐๐ค๐ข ๐๐๐ญ๐ฌ๐ฎ๐ง๐๐ ๐ oo...
Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo sheegay in ay taageerayaan cid kasta oo maalgashanaysa horumarinta dhaqaalaha...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa qaabilay ganacsato isugu jirta Soomaali iyo Koonfur Afrikaan, kuwaas oo...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo ugu baaqay qurbajoogta in ay taageeraan ciidamada qalabka sida
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali,ayaa ka hadlay kaalinta muhiimka ah ee qurba-joogta Soomaaliyeed ay qaadanayeen soddonkii sano ee la...
Wasiirka Beeraha oo daah furay tababar 30-dhallinyaro ah lagu barayo cilad bixinta iyo...
Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka JFS Xil. Mohamed Abdi Hayir ayaa daah furay barnaamijka tababarka farsmada gacanta ee cagafyada kaas oo 30 dhalinyaro lagu...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay xilliga la bilaabi doono qodista ceelasha shidaalka
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka shaqaynayso sidii loo qodi lahaa, khayraadka dalkeenna ee...
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo muqdisho ku yeeshay kulan muhiim ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulanka sanadlaha ah ee Guddiga Sare ee Hogaaminta Wadajirka ah (JSC), si dib...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Madaxweynaha JFS ku matalay Shirweynaha Dhexe ee Midowga Afrika ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, oo wakiil ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ ๐จ๐จ la k๐ฎ๐ฅmay w๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐ QM ๐ฎ q๐๐b๐๐ข๐ฅ๐ฌ๐๐ง h๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ d๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb galaya Shirweynaha 4-aad ee Horumarinta Maalgashiga Qaramada Midoobay ayaa waxa uu kulan gaar ah...
Maxaa kasoo baxay sahankii lagu sameeyay xirmooyinka shidaalka Soomaaliya?
Guddoomiyaha Hayโadda Batroolka Qaranka, Eng. Cabdiqaadir Aadan Maxamuud ayaa sheegay in bisha July ay ku dhowaaqi doonaan natiijada dhabta ah ee la xiriira xogaha...