Dhaqaalaha

Duqa muqdisho oo xarigga ka jaray 12 waddo

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray 12 waddo oo Intarloog ah (Interlock), kuwaas...

Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka, kaas oo...

Raโ€™iisul Wasaaraha dalka oo ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay xukuumadda sanadihii lasoo dhaafay

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay bulshada Soomaaliyeed uga jawaabayey suโ€™aalo la xiriirra waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda...

Shirka Labaad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka oo Muqdisho ka furmay

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa maanta Muqdisho ka furmay Shirka Labaad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka oo ay soo agaasintay Hayโ€™adda Taya-dhawrka Qaranka. Shirkan oo uu daahfuray Wasiirka Ganacsiga...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray wejiga labaad ee dhismaha waddada Daarusalaam

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha waddada Daarusalaam,...

SoDMA oo magacawday Agaasimaha Santuuqa Maareeynta Khataraha Musiibooyinka

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa u Magacaabay Cabdullaahi Maxamuud Diiriye, Agaasimaha Santuuqa Qaran ee Maareeynta Khataraha Musiibooyinka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Xafladda Furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya ee GERD

0
Addis Ababa-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay xafladda furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya (GERD) oo ay goob joog ka ahaayeen...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhiya...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub (EU) u fadhiya...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Wasiirka Beeraha ee Aljeeriya

0
Aljeer (Wargeyska Dalka) โ€“ Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Aadan Geesood, iyo Danjiraha Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Danjire Yuusuf...