πππ¬π’π’π«π€π ππππ₯π’π²ππππ ππ π π¨π¨ ka πͺππ²ππ ππ₯ππ² π¬π‘π’rar caalami oo ku saabsan arrimaha maaliyadda
ππ‘π’π«π€π πππ
: Shirka koowaad oo ay shir guddoominaysay Agaasimaha Guud ee Hayβadda Lacagta Adduunka ee IMF ππ«π’π¬πππ₯π’π§π πππ¨π«π π’ππ―π ayaa waxaa khudbad kooban ka jeediyay...
Khuburada sheybaarrada Beeraha iyo Xoolaha ee NTP oo ka doodaya horumarinta wax-soo-saarka
Khubarrada ku sugan sheybaarrada Beeraha iyo Xoolaha ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), ayaa ka doodaya horumarinta wax-soo-saarka dalka, gaar ahaan beeraha iyo xoolaha.
Doodaha Khuburada...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qayb galay shirka Bangiga Adduunka iyo IMF
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS ππ’π’π±π’ ππ¦πππ§ ππ’π π oo hoggaaminaya wafdiga dowladda Soomaaliya ku matalaya shirka sanadlaha ah ee Bangiga Adduun iyo IMF oo ay...
Hantidhowraha Guud oo ka qeyb galay Shirka Qorsheynta Baarista Hantidhowr ee Urur goboleedka (EAC}
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaele, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay kulanka heerka sare ee Shirka Qorsheynta Baarista...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in lagu guuleysatay yareynta fakhriga iyo kororka Dhaqaalaha Dalka
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya...
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin Cali (Soomaali) ayaa si rasmi ah u furay Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo lagu lafagurayo...
Shirka meelmarinta habraacyada isku xirka Dhaqaalaha Buluugga ah oo lagu soo xiray Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa soo xiray shirka meelmarinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka (NTP) 2024-2025.
Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka ayaa waxaa...
Shirka dib u eegidda habraacyada isku dubaridka dhaqaalaha buluugga ayaa ka furmay Muqdisho
Shirka ansixinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha Buluugga, (Interministerial Coordination and Resource Mobilization Meeting on Blue Economy), oo ay soo qaban qaabisay...
Raβiisul Wasaare Xamsa oo muqdisho ka furay barnaamijka Badmaal
Raβiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay barnaamijka Badmaal.
Barnaamijkan ayaa diiradda lagu saarayaa taageeridda bulshooyinka xeebaha iyo horumarinta...