Dhaqaalaha

KA FAA’IIDEYSIGA KHEYRAADKA BADDA WAA LAMA HURAAN

0
Badda cas iyo bad weynta Hindiya ayaa labaduba Allah swtc ku maneystay Dalkan Soomaaliya. Badda ugu xeebta dheer Africa ayaa marta melo badan oo dalkaan...

TUUGSI IYO TACBASHO KALA MUUNAD ROON

0
Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la soo dhaafay waxaa dalkeena ku habsaday dhibaatooyinka ka dhashay dagaallo sokeeye oo aan anaga qudheenu iba-furkooda lahayn, hayeeshee...

XULASHADA GAYAANKA.

0
Guurku waa hannaan lama dhaafaan ah oo taranka aadanaha udub-dhexaad u ah, waana wax uu qof kasta oo qaan-gaadh ah oo aan bed-qabkiisa jireed...

ISLAAMKA IYO DHAQAALAHA BANGIYADA DUNIDA

0
Waxan jeclahay in aan maqaalkaan si guud ugu dulmaro soo ifbixii bangiyada islaamka iyo sawir noocee ah ayay tusinayaan, maxayse kaga badbaadeen dhaqaale burburka...

QURBAJOOGTA OO GACAN WEYN KA GEYSTAY DIB U SOO KABASHADA DHAQAALAHA DALKA

0
Soomaalidu lagacaha ay dibedda dadka u jira ka helaan , ma u baahan yihiin in ay mashaariic shaqo abuur ka sameystaan? Dabcan haa way...

DHAQAALAHA DALKA SOOMAALIYA

0
Dadka Soomaaliyeed waxaa inta badan lagu qayaasaa tiro ahaan 18-milyon balse tirakoob sax oo lahaayo ma jirto balse waa qiyaas ahaan  bulshadaas baxaada leh...

IOM iyo World Bank oo mashaariic ka fulinaya gobolka Banaadir

0
Guddoomiye Ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda IOM oo...

Wasiirka Kalluumaysiga Oo Kulan La Qaatay guddiga Khayraadka Qaranka

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan muhiim ah la qaatay guddiga Khayraadka Qaranka,...

SOOMAALIYA IYO CARABTA XIRIIR WALAALNIMO IYO GANACSI AYAA MIYAA KA DHAXEYN JIRAY?

0
Muddo Qarniyaala ah, ayaa xiriir Ganacsi iyo Islaannimo ka dhaxeeysay, Soomaalidii hore iyo Carabtii degganeyd Xijaas, Arla Shaam iyo Yemen. Soomaaliya oo waagaas la...

Guddoomiye Madaale oo qaabilay Safiirka DowladdaTurkiga u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya...