Soomaaliya oo Geneva uga qeyb gashay shirka wasiirrada isgaarsiinta ee madasha WSIS20
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFSย ๐ซ๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎl๐น๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐น๐ถ (๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ) ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Isgaarsiinta ee ka qeybgalaya Madasha ๐ช๐ฆ๐๐ฆ๐ฎ๐ฌ oo sanadkaan...
Sidee Dhallinyarada uga feejignaan kartaa saameynta si xun u isticmaalka baraha Bulshada?
Shaki kuma jiro in baraha bulshada ay noqdeen qayb weyn oo ka mid ah nolosha casriga ah, horumarka tiknoolajiyadda awgeed barahaha bulshada ayaa noqday...
Madaxweynaha Jubbaland oo booqday xarunta SoDMA
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha baniโaadannimo ee dalka ka jira ku tagay xarunta dhexe...
Raโiisul Wasaaraha XFS oo furay Shirka Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay shirka Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) 2025-2029=ka.
Qorshahan ayaa waxa uu xambaarsanyahay rajo cusub...
Wasiirka Dhallinyarada XFS oo furay shirka horumarinta Dhallinyarada
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa furay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay qorshaha horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee shanta...
Shirka diyaarinta istaratijiyadda bahda Cadaaladda oo maalintii labaad galay.
Shirka banbaxa diyaarinta istaratijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintii labaad, kaas oo hal-ku-dhig looga dhigay bilowga...
Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
SoDMA oo Muqdisho ku qabatay shir ku saabsan dardar gelinta howlaha gurmadka deg-degga ah
Hayโadda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Muqdisho ku qabatay shir Seddexdii biloodba mar dhaca, kaas oo looga hadlaayay dardar gelinta howlaha la xariira...
Aqoon is-weydaarsi looga hadlayo xal u helidda barakacayaasha oo ka furmay Kismaayo
Agaasimaha Waaxda Yaraynta Saboolnimada iyo Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Marwo Zahra Cabdi Maxamed, ayaa faah-faahin buuxda ka bixisay...
Duqa Muqdisho oo Premier bank ku amaanay doorka uu ka qaadanayo dib-u-casriyeynta Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ku amaanay Premier bank doorka uu ka qaadanaaya dib-u-casriyeynta Caasimadda iyo...










