Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay in laga cafiyo deymaha qaar (MAQAAL)
Deyn cafinta Soomaaliya waxay ay soo martay heerar kala duwan iyo maraaxillo kala gedisan, waxaana Dowladda Soomaaliyeed xoog saartay sidii Ummadda Soomaaliyeed looga cafin...
UNITED NATIONS DEVELOPMENT PROGRAMME (PRESS RELEASE)
Hope for better jobs eclipses religious ideology as main driver of recruitment to violent extremist groups in Sub-Saharan Africa
New UN Development Programme report findings...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah furay Bandhigga Suuq Weynaha Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Bandhigga Suuq Weynaha Muqdisho kaasi oo sanadkii 4-aad maanta ka...
Muqdisho oo dhowaan lagu qaban doono shirweyne Maalgashi oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Suudaan
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Safiir Kuxigeenka Safaarada Suudaan...
Wasiir dowlaha Amniga XFS oo uu wehliyo taliyaha ciidanka Booliiska ayaa xariga ka jaray...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga XFS, Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo ku-xigeenadiisa ayaa ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayay Saldhigga Cusub ee Degmada waabari...
Guddoomiye Madaale oo dhagax dhigay dhismaha Buundo ay isaga gudbi doonaan dadweynaha ku nool...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc lagu dhisayo Buundo ay isaga gudbi doonan...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Suudaan
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay...
Wasiiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay Madax ka tirsan Safaaradda Norway ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta ku qaabilay u...
Ra’iisul wasaare Xamze oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Salem Al Nuaimi.
Kulanka Ra’iisul Wasaaraha...
Cabdisalaan Hadliye oo ka hadlay ahmiyadda shirka Urur goboleedka AEC ee ka furmay muqdisho
Ergayga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa sharraxay ahmiyadda Shirka maanta ka furmay Muqdisho.
Danjire, Hadliye ayaa...