Barnaamijyada

Wasiirka Caafimaadka XFS oo dalka Qatar kula kulmay dhiggiisa dalkaasi

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar kula kulmay Wasiirka Caafimaadka ee...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay tayaynta warbaahinta iyo dalxiiska

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan gaar ah kula yeeshay safiirka dowladda Talyaaniga u jooga...

Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo galay maalinkii 3-aad

0
Shirweynaha waxbarashada dalka ayaa galay maalintiisa 3-aad, waxaana soconaya dood cilmiyeedyo kala duwan oo ay ka mid tahay Caafimaadka iyo Bed-qabka ardayda Dugsiyada iyo...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka

0
Muqdisho, Arbaco 15, March, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomin doona Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ay ka...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir sanadeedka guddiga xaaladaha Haweenka

0
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Marwo Khadija Maxamed Diiriye iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa xarunta Qaramada Midoobey ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Dowladda waxay shaqaalaysiin doontaa 10 kun oo macallin si loo daboolo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan sheekh Maxamuud ayaa balanqaadadiisii ololaha doorashada waxa ka mid ahaa kor u qaadida waxbarashada dalka iyo in...

Xubno ka mid ah guddiga Qaranka ee shaqaalaha rayidka dowladda oo tababar loo soo...

0
Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Diiwaangelinta iyo Tababaradda Mudane Ahmed Mohamed Hassan iyo Agaasimaha Guud ayaa manta shaqaalaha Guddiga u soo xiray tababar socday muddo laba todobaad...

Wasaaradda deegaanka XFS iyo maamulka gobolka Banaadir oo ka wada hadlay dhireynta Caasimadda March...

0
Agaasimaha Guud ee Waaxda Nadaafadda iyo Bilic-soo-celinta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane, Maxamed Suudi ayaa xafiiskiisa kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka...

Madaxweyne Laftagareen iyo Hay’adda Islamic Relief oo ka wada hadlay sidii wax loogu qaban...

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hogaaminayey Madaxa Hay’addaha Islamic Relief Bariga...

Wasiirka maaliyadda “Dib-u-habeynta Maaliyadda dalka waxa ay nagu caawinaysaa in aan horumarino dakhliga gudaha”

0
Wasiirka Wasaaradda maaliyada XFS, Dr; Cilmi Maxamuud Nuur ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay shirka Qaramada midoobay ee Wadamada soo koraya (LDC5) oo sanadkan...