Guddoomiye Muungaab oo la kulmay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kulan la qaatay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya Md....
Wasiir Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin sare oo ka socda Booliiska...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin sare oo ka socday Booliiska Caalamiga ah ee...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Jowhar ka Daahfuray Ololaha Diiwaangelinta codbixiyaasha
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Dowlad Goboleedka Hirshabelle ka daah-furay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe, oo...
Mareykanka oo bogaadiyay in Soomaaliya ay qalab casri ah dhigtay xudduudaha dalka
Bayaan kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah u daah-furtay nidaam cusub oo lagu sugayo...
Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay ka hortagga shaqaaleysiinta carruurta
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Arrimaha Xuquuqul Insaanka iyo Kooxda...
Dalka Qadar oo laga xusay 1-da luulyo
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Doha oo u dabaal dagaysa todobaadka Xorriyadda ayaa qabatay xaflad aad loo soo agaasimay oo ay kasoo qeybgaleen mas’uuliyiin...
Shirka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka oo goordhaw ka furmayo Muqdisho
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta magaalada Muqdisho ka daahfuro Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka.
Lataliyaha Arrimaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha JFS,...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria
Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda XFS Mudane Yusuf Maxamed Adan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay caasimada Algeria, Algeris, Waxaana ku soo dhaweeyay...
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo guddoomiyey shirka heer wasiir ee ReSCo
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aaam, ahna Guddoomiyaha Ururka ReSCo oo ay ku mideysan yihiin 14 dal...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kormeeray xarunta dhexe ee Wasaaradda oo dib u dhis ka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe ee Wasaaradda ee degmada Boondheere halkaas uu...










