Madaxweynaha maamulka Somaliland oo si rasmi ah u furay imtixaanka Shahaadiga ah ee 2025
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta oo Sabti ah (21.06.2025) si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada...
Kalfadhigii lixaad ee labada Gole Baarlamaan oo beri la xirayo
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta beri ah oo ay taariikhdu tahay 22-ka Bisha June uu si rasmi...
Xuska toddobaadka xoriyadda oo si rasmi ah u bilowday
Waxa si rasmi ah guud ahaan dalka uga bilowday xuska maalmaha toddobaadka xoriyadda iyadoo dabaal degyadii ugu horeeyey shalay lagu qabtay degmooyinka gobolka Banaadir,dabaal...
Wasiirka Difaaca XFS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qatar
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Dooxa.
Waxaa halkaas si...
Guddoomiye Aadan madoobe: “Waxa nala haray waa midnimo la’aan taas ayaana ah caqabadda ugu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), oo ku soo biiray maanta Gogosha Wadatashiga Qaran, ayaa bogaadiyay martida shirka, isaga...
Soomaaliya oo muwaaddiniinteeda ku sugan Iiraan ku wargelisay in ay la xiriiraan safaaradda Turkiga
Safaaradda JFS ee Waddanka Türkiye ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Iiraan ku wargelisay in ay u fududeynayaan ciddaii doonaysa in ay ka...
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo guddoomiyey shirka heer wasiir ee ReSCo
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aaam, ahna Guddoomiyaha Ururka ReSCo oo ay ku mideysan yihiin 14 dal...
Wasiirka Amniga oo furay kulan looga hadlayo horumarinta booliska
Wasiirka Amniga Gudaha ee dowladda Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Wakiilka Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Lionel Laurens, ayaa maanta...
Shirka gogosha wada-tashiga Qaran oo galay maalinta labaad
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in wada tashiga uu ka mid yahay tiirarka islaamka uu ku dhisan yahay diintuna ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dhameystirka dastuurka waa horutabin Qaran
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhameystirka dastuurka uu yahay horutabin Qaran.
Madaxweynaha JFS mudane , Xasan Sheekh Maxamuud oo...










