Arrimaha Bulshada

NISA oo howlgal ku dishay 13 khawaarij ah

0
Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorshaysan oo ay xalay ka fuliyeen Isgoyska Gaycad ee deegaanka Mabaax...

Wasaaradda gaadiidka oo adeegyada guud ee dowladda ku xireysa kaarka aqoonsiga Qaranka

0
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XFS ayaa bulshada Soomaaliyeed ku wargelisay in ay adeegsadaan Kaarka aqoonsiga Qaranka ee helidda adeegyada Wasaaradda Gaadiidka iyo...

Shirka Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka oo goordhaw ka furmayo Muqdisho

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta magaalada Muqdisho ka daahfuro Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka. Lataliyaha Arrimaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha JFS,...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

0
Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda XFS Mudane Yusuf Maxamed Adan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay caasimada Algeria, Algeris, Waxaana ku soo dhaweeyay...

Madaxweynaha maamulka Somaliland oo si rasmi ah u furay imtixaanka Shahaadiga ah ee 2025

0
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta oo Sabti ah (21.06.2025) si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada...

Kalfadhigii lixaad ee labada Gole Baarlamaan oo beri la xirayo

0
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta beri ah oo ay taariikhdu tahay 22-ka Bisha June uu si rasmi...

Xuska toddobaadka xoriyadda oo si rasmi ah u bilowday

0
Waxa si rasmi ah guud ahaan dalka uga bilowday xuska maalmaha toddobaadka xoriyadda iyadoo dabaal degyadii ugu horeeyey shalay lagu qabtay degmooyinka gobolka Banaadir,dabaal...

Wasiirka Difaaca XFS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qatar

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Dooxa. Waxaa halkaas si...