Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in abaarta ka jirta gobolka Awdal ay saameeysay in ka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa sheegay in xaaladda bani’aadannimo ee dalka ay tahay mid u baahan in si deg...
Shirka arrimaha bani’aadannimada Soomaaliya oo ka furmay Baydhabo
Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2025) oo ay soo qaban-gaabisay Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) ayaa ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel...
Soomaaliya oo ka qaybgashay shir looga hadlayay iskaashiga waddamada badaha leh iyo kuwa aan...
Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa ka qeybgalay Shirka 3-aad ee Qaramada Midoobay ee waddamada soo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada 8-wadan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiirrada cusub ee dalalka Itoobiya, Ghana, Ivory Coast, Mexico,...
Gudoomiyaha hay’adda SoDMA oo Baydhabo gaaray
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo.
Wafdigan oo ay qeyb ka yihiin...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay danjiraha UK
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaabilay Danjiraha cusub ee UK u fadhiya Soomaaliya Mr. Charles...
Wasiir Fiqi oo qurbajoogta kala shiray doorkooda la dagaalanka argagixisada
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay xubno ka tirsan Guddiga Qurbajoogta Soomaaliyeed ee dalka kusoo laabtay, kuwaas...
Xeer ilaalinta Qaranka oo gacanta ku haysa kiis la xiriira maalgelinta argagixisada
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray kiis la xiriira lacag dhaqid iyo maalgelin argagixiso, kaas oo loo xayiray ku...
Kuuriyada Koonfureed oo Safiir cusub usoo magacowday Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo, Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda...
Duqa Muqdisho oo xilka u kala wareejiyay Guddoomiye kuxigeenka Cusub Howlaha Guud ee Gobolka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xilka u kala wareejiyay Mudane Cabdimajiid Daahir Aadan oo uu dhawaan...










