Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay madax iyo siyaasiin heer qaran ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa hoygiisa ku martiqaaday madax iyo siyaasiin heer qaran ah, isagoo...
Golaha shacabka oo ansixiyey gudidda xuquuqal insaanka Qaranka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa cod Aqlabiyad leh ku ansixiyey Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ay maanta horgeysay Wasaaradda...
Guddiga Garsoorka ee aqalka sare oo yeeshay kulan gaar ah
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa maanta...
Guddiga Garsoorka ee aqalka sare oo yeeshay kulan gaar ah
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa maanta...
Wasiirka Caafimaadka oo Jordan uga qaybgalay shirka wasiirada Caafimaadka dalalka Islaamka
Cammaan (Wargeyska Dalka): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 8-aad ee Wasiirrada...
Wasaaradda Beeraha iyo SoDMA oo ka wada hadlay dardargelinta Barnaamijka Kaydinta Biyaha ee Jowhar
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle,...
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka oo akhrinta koowaad marsiiyay warbixin maaliyadeedka 2024-kii
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa wadajirka ah ee labaad, Kulanka waxaana shir guddoominayay...
Soomaaliya oo la wareegtay maareynta Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka
Geneva-(Wargeyska Dalka)-Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meel mariyey qaraar muhiim ah oo Soomaaliya ay kula soo wareegeyso maareynta Madaxa Bannaan iyo waajibaadkeeda...
Dowladda oo beenisay in ay heshiis qarsoodi ah la gashay Sweden
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si buuxda u beenineysaa warbixinnada saxaafadeed ee dhowaan lagu sheegay in Soomaaliya iyo Sweden ay wada galeen “heshiis qarsoodi...
Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
Aljeris-(Wargeyska Dalka)-Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa u diyaar garoobaya inuu la ciyaaro xulka Qaranka Aljeeriya maalinta Khamiista oo ku beegan 9-ka Oktoobar...










