Arrimaha Bulshada

Maareeyaha Dekadda oo ballan qaaday inuu shaqaaleysiin doono Afar kamid ah dadka Maqalka Naafada...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nur (Ameriko) ayaa balan qaaday inuu dhawaan shaqaaleysiin doono Afar kamid ah Dhallinyarada Maqalka Naafada ka...

Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay laba dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose ku qabtay laba dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo markii gacanta lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay madax iyo siyaasiin heer qaran ah

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa hoygiisa ku martiqaaday madax iyo siyaasiin heer qaran ah, isagoo...

Golaha shacabka oo ansixiyey gudidda xuquuqal insaanka Qaranka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa cod Aqlabiyad leh ku ansixiyey Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ay maanta horgeysay Wasaaradda...

Guddiga Garsoorka ee aqalka sare oo yeeshay kulan gaar ah

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa maanta...

Guddiga Garsoorka ee aqalka sare oo yeeshay kulan gaar ah

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa maanta...

Wasiirka Caafimaadka oo Jordan uga qaybgalay shirka wasiirada Caafimaadka dalalka Islaamka

0
Cammaan (Wargeyska Dalka): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 8-aad ee Wasiirrada...

Wasaaradda Beeraha iyo SoDMA oo ka wada hadlay dardargelinta Barnaamijka Kaydinta Biyaha ee Jowhar

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle,...

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka oo akhrinta koowaad marsiiyay warbixin maaliyadeedka 2024-kii

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa wadajirka ah ee labaad, Kulanka waxaana shir guddoominayay...

Soomaaliya oo la wareegtay maareynta Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka

0
Geneva-(Wargeyska Dalka)-Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meel mariyey qaraar muhiim ah oo Soomaaliya ay kula soo wareegeyso maareynta Madaxa Bannaan iyo waajibaadkeeda...