Arrimaha Bulshada

Qadar oo kordhisay taageeradeeda Soomaaliya

0
Dowladda Qadar ayaa sheegtay in ay sare uqaadday taageeradii iyo xiriirkii walaaltinimo ee kala dhaxeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Bayaan ay fadhiga 48-aad ee golaha...

Wasiir Beyle oo Doxa kula kulmay Wasiirka Ganacsiga Dalka Qatar

0
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Doxa ee xarunta Dalka Qatar kula kulmay Wasiirka Ganacsiga, ahna ku simaha...

Bisha-casta Qadar oo howlo caafimaad ka billowday Soomaaliya

0
Ururka Bisha Cas ee Qadar oo kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka ee XFS ayaa howlo caafimaad ka billowday Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Howlahan caafimaad oo ah...

Soomaali ku geeriyootay shil ka dhacay Mareykanka

0
Muwaaddin Soomaaliyeed oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Cali Jaamac, ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay magaaladda Chicago, gobolka Illinois ee dalka Mareykanka. Maxamed...

Ceel Biyood cusub oo laga hirgeliyay degaanka Dhidhin oo ka tirsan maamulka Galmudug

0
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee maamul goboleedka Galmudug, Maxamuud Cabdi Kaarshe ayaa xarigga ka jaray Ceel biyood laga hirgeliyay degaanka Dhidhin ee Bariga...

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray Isbitaalka Banaadir

0
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir oo si...

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay habraac cusub soona jeedisay in dalka la geliyo Bandow

0
Wasaaradda caasimadka ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraaca xakameynta cudurka COVID-19, kaas oo faraya mujtamaca Soomaaliyeed, dadka safraya, iyo kuwa u soo...

Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay masuuliyadda Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed kula soo wareegtay Hay’adaha (FSNAU)...

0
Wargeyska Ilayska Dalka- Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo bogaadiyay Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed dadaalka ay kula soo wareegtay masuuliyadda Hay’adaha (FSNAU) iyo...

MEHRADAHA GANACSIGA DUMARKA OO DOORKOODU MUUQDO

0
warshadaha laga dareemay hoos u dhac weyn covid19 saaameentiisu ayaa nasiib daradu waxaa ku habsatay badiyaa dalalka horumaray oo waxsoo saarkooda dunidu kasiman tahay...

GANACSIGA KU DHISAN ISKAASHIGA IYO SAAMIYADA EE SOOMAALIDA

0
Tan iyo markii dalka ay ka dhaceen dagaaladu dalka somaaliya ee ay burburtay dowladdii dhexe waxaa dalka aad uga hirgalay ganacasi ku dhisan iskaaashi...