๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ฒ m๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ c๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ b๐๐๐ช๐๐๐ค๐ b๐ฎ๐ค๐๐๐ง๐ค๐
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr, Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu xusayey Maalinta Caalamiga...
Madaxweyne Xasan Sheekh: โSoomaaliya iyo Masar waxaa ka dhexeeya xiriir taariikhi ah oo dheer
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku xaqiijiyey wareysi uu siiyey kanaalka โAl-Arabiyaโ adkeynta iyo xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo kan...
Duqa muqdisho oo xarigga ka jaray 12 waddo
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray 12 waddo oo Intarloog ah (Interlock), kuwaas...
Madaxweyne Xasan Sheekh : Soomaaliya waxay taageereysaa is-afgarad dhex mara Masar iyo Itoobiya
Muqdisho โ (Wargeyska Dalka) โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo wareysi siiyey Telefishinka โAl-Arabiyaโ, ayaa sheegay in dalkiisu uu...
Taliska ciidanka xoogga iyo SoDMA oo ka wada hadlay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa...
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Gudoomiyaha Heyโadda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SODMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage.
Labada...
Taliyaha ciidanka dhulka oo Ceeldheer ku abaalmariyay geesiyaasha xoogga dalka
Ceeldheer-(Wargeyska Dalka)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid) ayaa degmada Ceeldheer ugu qabtay geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka munaasabad isugu...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo xarig 15 ah ku ridday haweeneey ku eedeysan maalgelinta argagixisada
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Nadiifo Xasan Cabduqaadir oo xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka kusoo eedeeyay ka mid ahaanshiyaha khawaarijta, maalingalinta argagaxisada iyo...
Ciidanka XDS oo miino baaris ka sameeyay inta u dhaxeysa deegaannada Lambar Konton iyo...
Marka-(Wargeyska Dalka)-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa inta u dhaxeysa deegaanada Lambar Konton iyo Muuri ee gobolka Shabeellaha hoose ka soo saaray miino ay Khawaarijtu...
Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)- Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka, kaas oo...
๐๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐๐ ๐ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฒ๐๐ฏ ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐๐ต๐ถ๐ฟ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ ๐ต๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐ ๐ธ๐ต๐ฎ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฐ๐ถ๐บ๐ถ๐นl๐ฎ๐ฑ๐ฎ
๐ ๐๐พ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐ผ-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdille, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah oo lagu falanqeynayey fursadaha...










