Arrimaha Bulshada

Taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Nigeria

0
Kigali(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Kigali...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka Netherlands kaga qeyb galay...

0
The hague(Wargeyska Dalka):-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa magaalada The...

Guddoomiyaha SODMA oo ka hadlay qorshaha yaraynta khataraha musiibooyinka iyo dhisidda bulsho leh adkaysi

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Cabdulle ayaa ka hadlay sida ay lagama maarmaanka u tahay in la laba-jibbaaro dadaallada ku aaddan yaraynta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo furay Shirweynaha 2-aad ee u-adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha 2-aad ee u-adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya,...

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo khudbad ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanka Adduunka

0
Geneva-Switzerland-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow iyo wafdi Xildhibaanno labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ah ayaa magaaladda Geneva...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka koobaad oo kormeeray Xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Koowaad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Xarunta...

Tiigsigii wuu taabbo-galayaa

0
Waddada Dimuquraaddiyadda. Waxaa lasii daayay tiradii ugu horaysay ee Caasimadda Muqdisho isku diiwaangalisay in ay codeeyaan inka badan 50 Sano ka dib. Waa natiijada dedaal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Shirka Nabadda iyo Horumarka Afrika

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka)-:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, oo maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka Afrika...

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo gaaray Dalka Jabuuti

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa gaaray Dalka Jabuuti, kadib martiqaad uu...

Taliska Booliska oo gacanta kusoo dhigay nin lagu eedeeyay inuu xaaskiisa ku dilay toorey

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed, kaas oo lagu eedeeyay inuu xaaskiisa...