Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay xilheynta xilalka maamullada heer gobol iyo heer degmo ee Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan hoose akhriso war-saxaafadeedka:-