Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay  Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka,waxaana ogolaatay 137-Xildhibaan, 2 Xildhibaannna waa ay ka aamuseen.