Xeer ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay kiiska haweeney dil ku eedaysan By osman Dhiblawe - May 16, 2023 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa cadeeyey inuu gacanta ku hayo haweeney ku eedeysan dil iyo dacwad ciqaabeedyo kale oo gal-dacwadeedkeeda loo soo gudbiyey, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha Qaranka.