Xeer ilaalinta Qaranka oo dacwad ku soo oogtay shirkad ajnabi ah By osman Dhiblawe - May 15, 2023 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay dacwadda shirkad ajnabi ah oo lagu eedeeyay lacag dhaqid iyo canshuur la baxsasho.