Xasan Xuseen iyo Deerow Macallin Ibraahim oo Khawaarijta ka tirsanaa ayaa isku soo dhiibay Ciidamada XDS By osman Dhiblawe - September 25, 2023 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xassan Xusseen Cali oo magaciisa Afgarashadu yahay Maxamed Deeq iyo Deerow Macallin Ibraahim {idris) oo Khawaarijta ka tirsanaa ayaa isku soo dhiibay Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.