Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204, kadib markii uu tartanka doorashada ee ka dhacday Baydhabo ka tanaasulay Cabdirisaaq Cabdullaahi, oo ahaa musharraxii la tartamayay Wasiir Jaamac.


