Wasaradda arrimaha gudaha Galmudug ayaa maanta hor gaysay gollaha Baarlamaanka Galmudug qaraarka dhamaystirka habraaca degmada Guriceel, oo ay hore u meel mariyeen gollaha wasirada shirki lagu qabtay guriceel bishi lasoo dhaafay.
Gollaha ayaa codka aqlabiyada u qaadaya goordhaw qaraarkan, si loo dhamaystiro hannaanka degmanimada Guriceel, kadib marki ay guricel soo dhamaystirtay dhamaan shuruudihii looga baahnaa in ay yeelato degmo isku filnasho buuxda leh.