Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka duulaysa saameynta caabuqa cudurka faafa ee Covid’19 oo hirkiisii sedexaad uu ku faafaayo gudaha Soomaaliya iyo talooyinka Wasaaradda ee la xiriiray in dadka soomaaliyed ka foojignaadaan caabuqaan halista ku ah caafimaadka bini’aadamka sidoo kale ay qaataan Talaalka caabuqa covid19 si ay u badbaadiyaan noloshood’’ ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ay soo saartay wasaaraddu.