Wasaaradda Cadaaladda XFS oo martigelinaysa kulan dadweyne oo muhiim ah

Wasaaradda Cadaaladda iyo ArArrimah Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa martigelinaysa kulan dadweyne muhiim ah oo cinwaankiisu yahay: ๐‡๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐š๐๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐œ๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ ๐จ ๐ฌ๐š๐ซ๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก.

Kulankan ayaa waxa uu iftiimin doonaa sida hannaanka cadaaladda dadban uu door muuqda uga ciyaari karo la fal-galka Hannaanka rasmiga ah ee Cadaaladda dalka iyo fursadaha iskaashi uu la yeelan karo nidaamka rasmiga ah ee caddaaladda.

Waxaa kasoo qeyb geli doona: Masโ€™uuliyiin sare oo ka socda bahda Garsoorka , khubaro Sharci iyo aqoonyahanno Aqoon durugsan uleh Arrimaha caddaaladda iyo dhaqanka bulshada.