Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool By osman Dhiblawe - March 25, 2026 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.