WARGELIN MUHIIM AH

Wargalin muhiim ah: Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay ku wargalineysaa dadka degan dhulka War-laliska ee radio Muqdisho ee degmada Deyniile in ay uga guuraan sida ugu dhakhsiyaha badan.