Wafdi ka socda Dowladda Federaalka iyo Maamulka hirshabeelle oo gaaray beledweyne

Wafdi isugu jiro wasiiro,xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Masuuliyiin  ka tirsan dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo u hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Wafdigan ayaa halkaas u gaaray in ay ka qeyb qaataan dadaalo lagu dhax dhaxaadinayo beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaano hoos yimaado magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.