Soomaaliya iyo Sierra leone oo xoojinaya xiriirkooda iskaashi

Addis Ababa:-Soomaaliya iyo Sierra Leone oo Xoojinaya Iskaashiga Diblomaasiyadeed kulan ay yeesehn Intii uu Socday Shirweynaha Midowga Afrika.

Intii uu socday Kalfadhigii 48-aad ee Golaha Fulinta ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cali wuxuu kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sierra Leone, Mudane Alhaji Timothy Musa Kabab, intii uu socday shirarka Midowga Afrika.

si loo horumariyo wada shaqeynta labada dal loona xoojiyo isku-xirka ku saleysan mudnaanta iyo arrimaha ay wadaagaan labadda dal.