GUDIGA WARBAAHINTA IYO GUDIGA QABAN QAABADA MAALMAHA XURRIYADDA OO KULAN-KOODII LABAAD KU YEESHAY WASAARADDA WARFAAFINTA.

Shirka Guddiga Warbaahinta & Wacyi gelinta ee gudiga qaban qabanqaabada maalmaha xorriyada 26ka juun iyo 1da Luulyo, ayaa maanta shirkoodii laabad ku yeeshay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska XFS.
Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Gudiga Warbaahinta iyo Waciyi gelinta maalmaha xoriyadda, wasiir Shukri Maxamuud Afrax ayaa warbixin ka dhagaysatay madaxda Warbaahinta iyo Madaxda Hoboladda Waaberi.
Ugu danbeyn waxaa leeysla qaatay in warbaahintu door weyn ka qaadato maalmaha xoriyadda ee nagu soo fooda leh.