Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir ballaaran ๐จ๐จ k๐ฎ s๐๐๐๐ฌ๐๐ง q๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ก๐ i๐ฌ-๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ay g๐๐ง๐๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ฎ h๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐จ.
Shirka oo ay si wada-jir ah u soo qaban-qaabiyeen Xafiiska Raโiisal Wasaaraha XFS iyo Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, ayaa waxa ka soo qeyb-galay hayโadaha dawladda iyo qeybaha kala duwan ee ganacsiyada gaarka ah.
Shirkan, ayuu ujeedkiisu yahay siddii ganacsatada dalku ay qeybta ugu muhiimsan uga qaadan lahaayeen hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaran isla-mar-ahaantaana loo xoojin lahaa iskaashiga dawladda iyo ganacsiyada gaarka ah.