Shamsa Cabdulqadir Daahir oo loo magacaabay La-taliye sare ee Arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Ra’ii’sul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa  Marwo Shamsa Cabdulqadir Daahir u magacaabay La-taliye sare ee Arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.