Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay agaasimayaal guud By osman Dhiblawe - March 3, 2025 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaal guud iyo xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga.