Ra’iisul wasaare Rooble oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Hay’adda NISA By osman Dhiblawe - May 29, 2022 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad, taas oo ka dhacday xarunta hay’adda.