Ra’iisal ku-xigeenka dalka oo guddoomiyay shir looga hadlayay howlaha gurmadka abaaraha

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen Guddiga  Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo looga hadlay arrimaha howlaha gurmadka.

Shirka ayaa si gaar ah diyaaradda loogu saaray dardar gelinta howlaha gurmadka ee loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay.