Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada Caalamka oo howlagal 23-kii Agoosto ka dhacay Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa lagu dilay Cabdullaahi Xaashi Labajir (Ikhlaas), oo ahaa Madaxii Guud ee Sirdoonka Khawaarijta.
Ikhlaas ayaa xilkan hayay tan iyo sannadkii 2013-kii, wuxuuna ka mid ahaa Horjoogeyaasha ugu halista badan Hoggaanka Sare ee Khawaarijta.
Goordhow la soco faahfaahin dheeraad ah.

